Tulima waxay jeceshahay muusikada. Maalin walba way dhegaysataa.
Tulima adora música. Ela ouve música todos os dias.
Saaxiibadeed Carlos iyo Anita sidoo kale waxay ka helaan muusigga.
Os seus amigos Carlos e Anita também gostam de música.
“Tulima, muusiko noocee ah ayaad ka heshaa?” ayuu Carlos weydiiyey.
“Tulima, de que tipo de música gostas?” pergunta Carlos.
“Waan ka helaa muusigga reer galbeedka, laakiin waxaan ka door bidaa muusigada dalkayga Itoobiya.”
“Eu gosto de música Ocidental, mas prefiro música do meu país, a Etiópia.”
“Waxaan ka imid Columbia, kaliya waxaan dhagaystaa salsa. Waxay ku wanaagsan tahay dheesha,” ayuu yidhi Carlos.
“Eu venho da Colômbia. Eu apenas ouço salsa. É ótima para dançar,” diz Carlos.
Anita ayaa tiri, “Waxaan ka helaa heesaha jaceylka ah iyo muusiggada iga farxisa.”
Anita diz, “Eu gosto de canções românticas e de música que me faça feliz.”
Muusiga noocee ah ayaad ka heshaa?
De que tipo de música gostas tu?