Saacada ayaa dhacday. Waa waqtigii la kici lahaa.
O despertador toca. Está na hora de se levantar.
Waxay cadayanaysaa ilkaheeda.
Ela lava os dentes.
Waxay luqluqatay afkeeda.
Ela lava a boca.
Way qubaysatay oo timaheeda maydhay.
Ela toma banho e lava o cabelo.
Waxay isku qalajisay shukumaanka.
Ela seca-se com uma toalha.
Way dhar xiratay.Waxay xiratay goono iyo funaanad.
Ela veste-se. Ela veste uma saia e uma blusa.
Waxay qaadatay boorsadeeda.
Ela pega na mala.
Borsadeeda ayeey qaadatay kadibna guriga ka baxday.
Ela pega na mala e sai para o trabalho.
Shaqada ayeey usocotay.
Ela vai a pé para o trabalho.
Shaqada ayay timaaday. Waxay ka shaqeysaa xafiis.
Ela chega ao trabalho. Trabalha num escritório.