Kip waxay ka hesaa inuu cuno baasto.
Kip gosta de comer noodles.
Kip waxa uu ka codsanayaa saaxiibkiisa inay isasoo racaan.
Kip pergunta a um amigo se quer juntar-se a ele.
Waxay raadinayaan meel ay wax ka cunaan.
Procuram um lugar para comer.
Waxay heleen meel baasto lagu iibiyo.
Encontram um lugar que vende noodles.
Kip iyo saaxiibkiis waxay heleen miis.
Kip e o amigo encontram uma mesa.
Way fadhiisteen kadibna u yeedheen kabayeeriga.
Sentam-se e chamam pela empregada de mesa.
Kabayeeriga way timaaday. Kip wuxuu dalbaday baasto.
A empregada de mesa vem. Kip pede noodles.
Saxiibkiis isna waxuu dalbaday baasto.
O amigo também pede noodles.
Labaduba waxay helayeen koob biyo ah.
Ambos pedem um copo com água.
Kabayeeriga waxay keentay cuntada.
A empregada de mesa traz a comida.
Waxay ku dareen suugo iyo milix, kadibna walaaqeen baastada.
Eles juntaram molho e sal, e mexeram os noodles.
Kip iyo saaxiibkiis waxay cuneen baastada. Way macaaneed.
Kip e o amigo comem os noodles. Estão deliciosos.