Boran iyo inantiisii ayaa socod ku maqan.
Boran e a filha vão passear.
Waxay yimaadeen meel kafateeri ah, oo ay galeen.
Chegam a um café e entram.
Kabayeeriga ayaa tusay miis kafateeriyaha dhexdeeda.
No café, o empregado leva-os até a uma mesa.
Boran waxuu dalbaday qaxwo.
Boran pede um café.
Gabadhiisii waxay dalbatay soodha.
A sua filha pede um refrigerante.
Kabayeerigu wuxuu keenaa dalabkooda.
O empregado traz-lhes o pedido.
Wuxuu ku shubay soodhada galaaska.
Serve o refrigerante num copo.
Boran waxa ay ku shubaysaa sokor kafeega.
Boran coloca açúcar no café.
Boran ayaa waydiisanaya biilka.
Boran pede a conta.
Wuxuu ku bixinayaa kabayeeriga.
Ele paga ao empregado.
Boran iyo inantiisii waxay ka baxeen kafateeriyaha.
Boran e a sua filha saem do café.