Tom iliga ayaa xanuunaya. Iligkiisu aad buu u xanuunayaa.
O Tom tem uma dor de dentes. O dente dói-lhe muito.
Wuxuu u baahan yahay inuu arko dhakhtarka ilkaha, laakiin marka hore wuxuu u baahan yahay daawo xanuunka.
Ele precisa de ir ao dentista, mas primeiro precisa de algo para as dores.
Wuxuu u socdaa farmashiyaha ugu dhow.
Ele conduz até à farmácia mais próxima.
“Iliga ayaa ixanuunaya,” ayuu yidhi. “Wax ma u haysaan taas?”
“Tenho uma dor de dentes,” diz ele. “Tem alguma coisa para isso?”
“Haa, waa kuwan qaar ka mid ah xanuun baabi’iyaha. Uma baahnid warqad dhakhtar kuu qoray.”
“Sim, aqui estão alguns analgésicos. Não precisa de receita médica para estes.”
“Mahadsanid, imisa ayay isku noqonayaan?”
“Obrigado. Quanto é que custam?”
“Waxay isku noqonayaan sagaal euro, laakiin waa inaad aragto dhakhtarka ilkaha.”
“Custam nove euros. Mas deve consultar um dentista.”
“Hagaag, waxaan wici doonaa dhakhtarkayga ilkaha berri subax.”
“Está bem, vou ligar ao meu dentista amanhã de manhã.”
“Haddii aad u baahan tahay daawo ka xoog badan, waxaad u baahan doontaa inaad ka hesho warqad dhakhtar ilkeed ama dhakhtarkaaga.”
“Se precisar de medicamentos mais fortes, terá de obter uma receita do seu dentista ou médico.”
“Mahadsanid! Nabadgelyo.”
“Obrigado! Adeus.”