“Maalmuhu waxay ku bilaabmayaan inay qaboow noqdaan. Waa maxay heerkulka?”
“Comincia a fare freddo. Che temperatura c’è?”
“Waa sagaal digrii, weli waa dayrtii, laakiin dhawaan waxay noqon doontaa jiilaal.”
“Nove gradi. È ancora autunno, ma presto sarà inverno.”
“Waxaan sugi la’ahay guga, laakiin waxaan doorbidaa xagaaga, markay fiicantahay oo diirantahay.”
“Non vedo l’ora che arrivi la primavera, ma preferisco l’estate, quando il tempo è bello e caldo.”
“Waxba kama qabo qabowga, laakin ma jecli roobka iyo dabaysha.”
“Non m’importa del freddo. Ma pioggia e vento non mi piacciono.”
“Bal eeg daruurahaas gudcurka ah, berito roob baa da’aya, oo weliba dabaylo badan baa iman doona. Waxaa laga yabaa inuu iman doono duufaan.”
“Guarda quelle nuvole scure. Domani pioverà. E ci sarà anche tanto vento. Forse ci sarà un temporale.”
“Ma filayo inay dhacdo. Runtii ma jecli cimilada xun, gaar ahaan guga iyo hillaaca. Waxaan ka baqayaa in hillaacu inuu igu dhaco.”
“Spero di no. Non mi piace il brutto tempo, specialmente i tuoni e i fulmini. Ho paura di essere colpito da un fulmine.”