Boran iyo inantiisii waxay socod ugu maqanyihiin banaanka.
Boran e sua figlia fanno una passeggiata.
Waxay yimaadeen meel kafateeri ah, oo ay galeen.
Arrivano in un bar ed entrano.
Kabayeeriga ayaa tusay miis kafateeriyaha dhexdeeda ah.
Al bar, il cameriere indica loro un tavolo.
Boran wuxuu dalbaday shaah/kafee.
Boran ordina un caffè.
Gabadhiisu waxay dalbatay sharaabka soodhaha leh.
Sua figlia ordina una soda.
Kabayeerigu wuxuu u keenay dalabkooda.
Il cameriere porta il loro ordine.
Wuxuu ku shubay soodhada galaaska.
Versa la soda in un bicchiere.
Waxay cabtay sharaabkii soodhada.
Beve la soda.
Boran waxa ay ku shubaysaa sokor kafeega.
Boran mette lo zucchero nel suo caffè.
Boran waxay waydiisay biilka.
Boran chiede il conto.
Waxa uu biilka siinayaa kabayeeriga.
Paga il cameriere.
Boran iyo inantiisii waxay ka baxeen kafateeriyaha.
Boran e sua figlia escono dal bar.