Shaadhka Ali waa uu dhamaaday. Mid cusub ayuu u baahan yahay.
A camisa do Ali está velha. Precisa de comprar uma nova.
Wuxuu aadaya suuqa laga dukaameysto si uu dhar cusub u raadiyo.
Vai ao centro comercial à procura de roupas novas.
Suuqa dhexdhiisa waa uu ka heli la’yahay dukaanka dharka.
No centro comercial não consegue encontrar a loja de roupa.
Dukaan ayuu galay si uu tilmaam u weydiisto. “xagee ka iibsan karaa dharka?” ayuu weydiiyey.
Entra numa loja para pedir orientações. “Onde posso comprar roupas?” pergunta.
Dukaanlaha ayaa tilmaamaya dhinaca kale ee suuqa. Dukaanka dharka ayaa ku yaal dhinaca ka soo horjeeda!
A empregada da loja aponta para o outro lado do centro comercial. A loja de roupa é no lado oposto!
Ali wuu galay kadibna shaadh raadsaday. Shaadhyadu aad bay ugu weyn yihiin isaga, aadna ayeeyna qaali u yihiin.
O Ali procura uma camisa. As camisas são grandes demais para ele e muito caras.
Surwaal cusub ayuu gadanayaa waayo waa iib. Waxa uu go’aansaday in uu shaadhka iibsan doono bisha soo socota marka uu qaato mushaharkiisa.
Em vez da camisa, ele compra um novo par de calças porque estão em saldos. Decide que irá comprar a camisa no próximo mês, quando receber o seu salário.