Carlos wuxuu raacay mooto. Si degdeg ah ayuu u kaxeenayaa.
O Carlos anda de acelera. Ele anda rápido.
Waddada biyo ayaay leedahay. Waddadu waa simbiriirax.
Há água na estrada. A estrada está escorregadia.
Waxa uu lumiyay xakamaynta mootada kadibna waa uu ka dhacay.
Perde o controlo da acelera e cai.
Carlos si xun ayuu u dhaawacmay.
O Carlos fica gravemente ferido.
Naag ayaa ugu wacday ambalaas. “Shil baa dhacay, si dhaqso u kaalaya!”
Uma mulher chama uma ambulância. “Houve um acidente. Venham depressa!”
Ambalaasta si degdeg ah ayay u timaaday.
A ambulância chega muito rápido.
Laba nin ayaa Carlos saaray bareelaha.
Dois homens colocam o Carlos numa maca.
Waxay Carlos ku qaadeen ambalaaaska.
Levam o Carlos para a ambulância.
Ambalaasta ayaa u kaxaysa isbitaalka.
A ambulância vai para o hospital.
Kalkaaliye ayaa Carlos geysay isbitaalka.
Uma enfermeira leva o Carlos para dentro do hospital.
Lugta Carlos aad ayay u xanuunaysaa, wuuna walwalsan yahay.
A perna do Carlos dói muito e ele está preocupado.
Laba dhakhtar ayaa lugta ka qalay.
Dois médicos operam a sua perna.
Waalidkiis ayaa soo booqday. Waxay waydiiyeen sida shilku u dhacay.
Os seus pais vêm visitá-lo. Perguntam-lhe como é que o acidente aconteceu.
Gurigii bay u kaxeeyeen. Carlos waxa uu isticmaalayaa biraha.
Eles levam-no para casa. O Carlos está a usar muletas.