Mai waxay raadinaysaa filim ay daawado. Waxay rabtaa inay shaleemada aado iyada iyo saaxibadeeda ugu qaalisan, Lisa.
Mai procura um filme para ir ver. Ela quer ir ao cinema com a sua melhor amiga, Lisa.
Mai waxay moota u qaadatay shaleemada. Waxay ku heshiiyeen inay halkaas ku kulmaan.
Mai vai de acelera para o cinema. Elas combinaram encontrar-se lá.
Shaleemada ayeey isku salaameen. Aad ayey ugu faraxsan yihiin daawashada filimka.
No cinema elas cumprimentam-se. Elas estão entusiasmadas por ir ver o filme.
Mai waxay ka iibsatay tikadhadooda miiska tikidhada.
Mai compra bilhetes para ambas na bilheteira.
Waxay kaloo soo iibsataa baaldi weyn oo salool ah.
Ela também compra um balde grande de pipocas.
Lisa waxay qaadatay saloolka halka Mai ay soo iibsanayso laba dhalo oo soodhaha ah.
Lisa pega nas pipocas enquanto Mai compra duas garrafas de refrigerante.
Waxay tusayaan tikidhada ka hor inta aysan gudaha u gelin si ay u daawadaan filimka.
Elas mostram os bilhetes antes de entrarem para ver o filme.
Waxay raadinayaan kuraastooda. Waa mugdi sababtoo ah filimku mar hore ayuu bilaabay.
Elas procuram os seus lugares. Está escuro porque o filme já começou.
Waxay u fariisteen daawashada filimka.
Elas sentam-se para ver o filme.
Waa filim jaceyl ah. Taasi waa nooca ay jecel yihiin.
É um filme romântico. É o seu tipo preferido de filme.
Filimkii ka bacdi way is macsalaameeyeen kadibna guriga aadeen.
Depois do filme despedem-se e vão para casa.