Waa waqtigii la hurdo tegayey.
Det är dags att gå och lägga sig.
Waxa uu cadayanayaa ilkihiisa.
Han borstar sina tänder.
Qolka hurdada ayuu galaa.
Han går till sovrummet.
Dharka ayuu iska saarayaa.
Han klär av sig.
Waxa uu dul fadhiistay sariirta.
Han sätter sig i sängen.