Voltar à lista de histórias
PDF normal (página completa)
PDFs bilingue
Folhetos PDFs (para imprimir)
Magacaygu waa Malik, waxaan ahay 39 jir. Waxaan ku dhashay Afghanistan. Diintaydu way ka duwan tahay diinta ugu weyn ee Afghanistan.
O meu nome é Malik e tenho 39 anos. Nasci no Afeganistão. A minha religião é diferente da religião principal do Afeganistão.
Sannado badan, dadka diintayda haysta waa la silciyey. Tani aad bay ugu adkayd qoyskayga.
Desde há muitos anos que as pessoas que pertencem à minha religião têm sido perseguidas. Isso tem sido muito difícil para a minha família.
Dhowr sano ka hor waxaa dhacay dagaal. Waxaan ka baqay in la i dilo. Waxaan ka soo tagay qoyskeyga si aan u aado Yurub oo aan u bilaabo nolol cusub.
Há alguns anos, houve uma guerra. Tive medo de ser morto. Deixei a minha família para ir para a Europa e começar uma nova vida.
Waxaan soo lugeeyay masaafo badan. Mararka qaarkood cunto ma haysan iyo meel aan dego. Qaar ka mid ah dadkii aan la safray way dhinteen.
Caminhei durante muitos quilómetros. Por vezes, não tinha comida e não tinha onde ficar. Algumas das pessoas com quem viajei morreram.
Ugu dambayntii waan imid. Waxaan la kulmay dad ka yimid waddankeyga oo i caawiyay. Ma garanayo waxa aan samayn lahaa la’aantood.
Finalmente, cheguei. Conheci algumas pessoas do meu próprio país que me ajudaram. Não sei o que teria feito sem elas.
Waxaan bilaabay inaan luuqadda barto, laakiin way igu adkayd. Waxaan ogaa in ku hadalka luqadda ay muhiim u tahay in la helo shaqo.
Comecei a aprender a língua, mas foi difícil. Eu sabia que falar a língua era importante para conseguir um emprego.
Waxaan baranaaye dhowr sano, markii ugu horeysay si aan u barto luqadda. Way adkeed, laakiin waxaan ka helaa barashada waxyaabaha cusub.
Estudei durante vários anos para aprender a língua. Foi difícil, mas eu gosto de aprender coisas novas.
Waxbarashada ka dib waxaan bilaabay shaqo. Markii hore waxaan ka shaqeeyay makhaayad, ka dibna waxaan noqday macalin sababtoo ah waxaan rabaa inaan caawiyo dadka kale.
Depois de estudar, comecei a trabalhar. Primeiro trabalhei num restaurante, e depois tornei-me professor porque quero ajudar outras pessoas.
Waxaan rajeynayaa inaan maalin ku laabto Afghanistan. Dad badan oo halkaas jooga ayaa u baahan gargaar, waxaana rabaa inaan caawiyo.
Espero voltar um dia ao Afeganistão. Muitas pessoas precisam de ajuda lá e eu quero ajudá-las.
Escrita por: LIDA Italia
Ilustrada por: Vilius Aistis Vilimas
Traduzida por: Mohamed Abdirashid
Lida por: Mohamed Iman Mohamed