Ela encontra um anúncio para chef, que é alguém que cozinha num restaurante.
Waxay aadaa waraysiga shaqada. Maamulaha makhaayadda ayaa u sheegay inay u baahan yihiin qof u tababartay cunto karinta.
Ela vai à entrevista de emprego. O gerente do restaurante diz-lhe que precisam de alguém com formação como chef.
Alisha way niyad jabtay, laakiin waxay qaadatay koorso loo yaqaan “Cuntada iyo soo dhawaynta”. Waxay rajaynaysaa in tani ay ka caawin doonto inay shaqo ka hesho makhaayad.
A Alisha fica desiludida, mas faz um curso chamado “Culinária e hotelaria”. Ela espera que isso a ajude a ter emprego num restaurante.
Alisha waa in ay ka shaqayso makhaayad taas oo qayb ka ah koorsadeeda tababarka. Mushaar ma hesho, balse waxay heshaa khibrad shaqo.
Como parte do curso, a Alisha tem de trabalhar num restaurante. Não lhe pagam, mas ela fica com experiência de trabalho.
Waxay ku dartay faahfaahinta koorsada CV-geeda. CV-gu waa sharaxaad ku saabsan dhammaan shaqadii ay qabatay iyo dhammaan koorsooyinka ay qaadatay.
Ela adiciona os detalhes do curso no seu CV. Um CV é uma descrição de todo o trabalho que ela fez e todos os cursos que fez.
Marka xigta Alisha ay aado wareysi shaqo oo maqaayad ah, waxaa loo soo bandhigay shaqada. Waa shaqo adag. Inta badan waa in ay shaqeyso fiidkii, marka carruurteeda ay ka yimaadaan iskoolka.
Na vez seguinte que a Alisha vai a uma entrevista num restaurante, oferecem-lhe um emprego. É um trabalho duro. Frequentemente tem de trabalhar à noite, enquanto os seus filhos estão em casa depois da escola.
Waxa ay ku faanaysaa in ay shaqo heshay si ay cunto iyo dhar ay qoyskeeda ugu soo iibiso lacagteeda.
Ela sente orgulho em ter um emprego que lhe permite comprar comida e roupas para a sua família com o seu próprio dinheiro.