Waxa uu cunayaa pizza. Way dhadhan fiicantahay.
Han äter pizza. Den är god.
Waxay cunaysaa digaag. Way kulushahay.
Hon äter kyckling. Den är stark.
Waxa uu cunaa bariis maalin walba.
Han äter ris varje dag.
Waxay jeceshahay khadaarta.
Hon gillar grönsaker.
Ma cunto hilibka. Waxay ka mid tahay kuwa khudaarta cunna.
Hon äter inte mat. Hon är vegetarian.
Lawska ma cuno. Waxa uu ka qabaa xasaasiyad.
Han äter inte jordnötter. Han är allergisk mot dem.
Waxa ay karinayaan cunto. Way udgoon tahay!
De lagar mat. Det luktar gott!