Magacaygu waa Agostino, waxaan ahay 51 jir. Shaqadaydu waa in aan cunto ku geeyo baaskiil. Waxaan leeyahay laba gabdhood, laakiin badanaa ma wada hadalno. Aniga iyo hooyadood ma wada noolin sababtoo ah waanu kala tagnay.
O meu nome é Agostino e tenho 51 anos. O meu trabalho é fazer entregas de comida, em bicicleta. Tenho duas filhas, mas raramente falamos. Eu e a mãe delas já não vivemos juntos porque nos divorciámos.
Waxaan la noolahay hooyaday, maadaama aanan awoodin inaan bixiyo kirada furiinka ka dib. Kiradu aad bay qaali ugu tahay magaaladan.
Vivo com a minha mãe, porque depois do divórcio, não consigo pagar uma renda. Nesta cidade, a renda é muito cara.
Dhawr bilood ka hor waxaan ka shaqaynaaye nadaafiye ahaan goob shirkad ah. Waxaan dib u hagaajiyay waxyaalihii jabay, waxaan qaadaaye sanduuqyo, oo caawinaya marka qof kastaa u baahdo caawinaad. Maalin maalmaha ka mid ah shirkadii ayaa shaqada iga eriday. Maan fahmin sababta.
Há alguns meses eu trabalhava como zelador para uma empresa. Reparava coisas que estivessem partidas, carregava caixas e ajudava quem precisasse. Um dia a empresa despediu-me. Não compreendi porquê.
Waxaan arkay dad badan oo cunto ku keenaya baaskiil. Baaskiilka waan kaxayn karaa, marka waxaan garaacay albaabka shirkad weyn oo alaabta gaysa. Waxay ii soo bandhigeen saddex euro geenid kasta. Waxaan sameeyaa 40 € maalintii, 60 € haddii aan aad u nasiib badanahay oo macaamiishu ay i wax ii gartaan.
Vi muitas pessoas a fazer entregas de comida em bicicleta. Eu sei andar, então bati à porta da empresa de entregas. Ofereceram-me três euros por cada entrega. Faço 40€ por dia, 60€ se tiver muita sorte e os clientes me derem uma gorjeta.
Ma helo fasax lacag ah, ma jiro mushahar jirro ah, wax xuquuq ah oo dhan ma haysto. Uma maleynayo inay taasi sax tahay, laakiin waxaan u baahanahay shaqada. Inta badan shaqaalaha kale waa muhaajiriin ka yimid adduunka oo dhan.
Não tenho férias pagas, ou baixa médica, e quase nenhum direito. Penso que isso não está certo, mas eu preciso do emprego. A maioria dos trabalhadores são imigrantes de todo o mundo.
Dad badan oo wax geeya ayaa ku dhaawacma shilal maalin kasta. Dabadeed, markii nin 25 jir ah oo wax geeya uu gaadhi jiiray oo uu dhintay, masuuliyiintu waxay bilaabeen inay ogaadaan. Waa ceeb inuu dhinto ka hor intaanay taasi dhicin.
Todos os dias, muitas pessoas que fazem entregas sofrem acidentes. Quando um homem de 25 anos que fazia entregas foi atropelado por um carro e morreu, as autoridades começaram a reparar em nós. Foi uma pena que ele tivesse morrido antes de isso acontecer.
Si wada jir ah oo ay weheliyaan dad kaloo wax geeya oo shirkado kale ah, waxaan koorso ku saabsan xuquuqda shaqaalaha ka qaatay urur maxalli ah. Waxay noo soo bandhigeen talo sharci oo bilaash ah. Waxaanu u halgamnay sidii aan aqoonsi iyo xuquuq badan u heli lahayn.
Juntamente com outras pessoas que fazem entregas, de outras empresas, fiz um curso em direitos dos trabalhadores no sindicato local. Ofereceram-nos conselhos legais gratuitos. Temos dificuldade em obter mais reconhecimento e direitos.
Muddo dheer dabadeed dedaalka oo dhan ayaa noo hirgalay. Mid ka mid ah shirkadaha waaweyn ee keenista alaabada ayaa ku qasbanaaday inay bixiso ganaax aad u weyn oo ay siiso shaqaalaha shaqooyin joogto ah. Waxay ahayd markii ugu horeysay ee ka dhacda meel kasta oo adduunka ah. Waxay u egtahay in arrimuhu ay bilaabmeen inay horumaraan.
Depois de muito tempo, todo o nosso trabalho árduo valeu a pena. Uma grande empresa de entregas teve de pagar uma multa enorme e de dar aos trabalhadores empregos permanentes. Foi a primeira vez que isso aconteceu em qualquer parte do mundo. Parece que as coisas estão a começar a melhorar.