Kani waa qoyskayga.
Questa è la mia famiglia.
Xaaskayga magaceedu waa Mona.
Mia moglie si chiama Mona.
Waxaan leeyahay laba carruur ah.
Ho due figli.
Wiilkaygu waa 5 sanno jir.
Mio figlio ha cinque anni.
Gabadhaydu waa 2 sanno jir.
Mia figlia ha solo due anni.