“Salaam Calaykum!”
“Wacalay kuma Salaam!”
「やあ!」「こんにちは!」
“Salaama calaykum, waxaan ahay Kama.”
“Waan ku faraxsanahay inaan kula kulmo, Kama.”
「こんにちは。カマです」「カマ、初めまして」
“Haa waa anigoo ah Sara.”
「もしもし。サラです」
“Iga raali ahow, fadlan.”
「すみません。ちょっといいですか」
“Hal daqiiqo isug, fadlan.”
「ちょっと待ってください」
“Kani waa Ali.”
“Tana waa Leila.”
「この人はアリです」「こちらの人はレイラです」