Waxa uu maydhayaa gacmihiisa.
He washes his hands.
Waxa uu maydhayaa wejigiisa.
He washes his face.
Waxa uu cadaynayaa ilkihiisa.
He brushes his teeth.
Waxa uu maydhayaa timihiisa.
He washes his hair.
Waxa uu feedhanayaa timihiisa.
He combs his hair.
Cidiyaha ayuu iska gurayaa.
He cuts his fingernails.