Marka hore, waxa uu xaaqinka ku nadiifinayaa dhulka.
最初に、彼は床をほうきで掃きます。
Kadibna waxa uu faakuumka ku nadiifinaya. Faakuumkuna waxa uu u shaqaynaa si fiican.
そのあとで、掃除機をかけます。掃除機はゴミをよく吸い取ります。
Kadibna waxa uu soo qaadanayaa baaldi biyo ah iyo qalabka. Wax lagu nadiifiyo.
それから、水を入れたバケツとモップを用意します。
Waxa uu masaxayaa sagxada.
モップで床を拭きます。
Waxa uu dhammaan ka nadiifiyay qashinkii oo bac cusub ku guray.
ゴミ箱からゴミを出して、そこに新しいゴミ袋をセットします。
Waxa uu soo saarayaa qashinka.
ゴミを出します。
Waxa uu u baahan yahay galoofyada, buushka ah, iyo qaar kaloo nadiifiye ah.
手袋とスポンジと洗剤が必要です。
Waxa uu dhulka ka xoqayaa buushka meel wasakh ah, iyo qaar kaloo ka mid ah kuwa wax nadiifiya.
床の汚い所を、洗剤をつけたスポンジでゴシゴシこすります。
Kadibna waxa uu nadiifinayaa daaqada.
次に、窓を拭きます。
Qolkiisa fadhiga aad buu iskugu qasan yahay.
リビングルームはとても散らかっています。
Wuu hagaajiyay. Hadda wuu qurxoon yahay hadana nadiif waaye.
散らかったものを片付けます。これでリビングルームはきちんと整頓されて、きれいです。